Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaallo cusub
    Somalia

    Video:-Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaallo cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kuuriyada Waqooyi,ayaa saddex Gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku riday dhinaca badda gaar ahaan bariga gacanka Kuuriya, sida laga soo xigtay Militeriga Kuuriyada Koonfureed.

    Gantaalladan oo ahaa nooca ballistic,ayaa waxay jareen masaafo dhan 350 Kiiloomiitar ka hor inta aysan ku dhicin Badda.

    Talyaha Ciidamada Kuuriyada Koonfureed,ayaa arrintan ku tilmaamay falal dandaansi ah oo daran.

    Kuuriyada Waqooyi ayaa sanadkan tijaabisay gantaallo fara badan marka loo barbardhigo sanadihii hore xilli ay isku dayayso inay horumariso hubka casriga ah ee Nukliyeerkeeda.

    Xukuumadda Washingtnon waxay sheegtay in tijaabadii Hubka ee ugu dambeysay ee Kuuriyada Waqooyi aysan wax halis ah ku aheyn Mareykanka iyo xulafadiisa.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.