Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne gaas oo Dhagax-Dhiggay Mashruuc Layr Ah oo uu Yeelanayo garoonka Garowe.
    Somalia

    Video:-Madaxweyne gaas oo Dhagax-Dhiggay Mashruuc Layr Ah oo uu Yeelanayo garoonka Garowe.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2018Updated:August 5, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madxaweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa ku wehelinayey dhagax-dhiga mashruucan Madxaweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo Agaasimaha guud ee wasaarada, qaar ka mida golayaasha Dowladda Puntland iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dowladda Puntland.

    Garoonka diyaaradaha ee  Magaalada Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa waxaa ay maraysaa shaqada lagu wado casriyeentiisa heer gebo-gebo ah, waxaana uu noqonayaa mashruucan nalalka cadceeda ku shaqeeya mid wax wayn ka bedali doona bilicda garoonka, si uu u noqdo mid maalintii iyo habeenkiiba shaqeeya.

    Madaxeynha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay munaasibadii dhagax dhiga mashruucan nalalka cadceedaka ku shaqeeya ayaa waxa uu yiri”

    “Mar kale waan hanbalyeenayaa barnaamijka Cidii kasoo qayb qaadatay fulinteeda wasaaradda, Madaxweyne ku xigeenka oo qaabilsan barnaamijyadaan iyo Hay’ada laftigeedaba, dabacan garoonka cusub ee la dhisay qurxintiisa, hagaajintiisa, inuu garoonku noqodo garoomada caalamiga ah mid lamida dhireysan, nalal leh, garoonka markii laga soo dego waa meesha laga daalacanayo dalka, sawirka runta ah waxaa bixinaya markii laga soo dego waa garoonka,  marka waxaan rabnaa waa garoonka caasimada inuu qurxoonaado, wanaagsanaado, nal leeyahay, jidad fiican leeyahay, cidii markaa ka qayb qaadatay barnaamijkaas horumarinta garoomada gaar ahaan kan Garoowe, aad bay u mahadsan yihiin, waxaan rajeenayaa inaad hawshaas meesha kasii wadi doontaan” ayuu kula dardaarmay shaqaalaha wasaarada Madaxeynha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.