Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweynaha Jubbaland oo baaq adag u diray DFS
    Puntland

    VIDEO: Madaxweynaha Jubbaland oo baaq adag u diray DFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 13, 2020Updated:May 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xalay afur sharafeed u sameeyay Qaar kamid ah Masuuliyiinta iyo Tageerayaasha golahii isbadal doonka Jubbaland ayaa sidoo kale daah furay gogosha Shirweynaha dib u heshiisinta iyo nabadaynta Jubbaland.

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa halkaas ka jeediyay ayaa ugu horayn u mahad celiyay xubnahan iyo masuuliyiintooda sida ay ugu tanaasuleen danta Shacabka iyo mustaqbalka Jubbaland, waxaana uu intaas ku daray in dalka la wada leeyahay loona baahan yahay in wixii talo iyo turxaan bixin ah ay halkooda kasii wadaan Bulshadana ku garab istaagan in kala aragti duwanaantu marnaba aanay ka dhalan dhibaato dhamaan dadka saamaysa.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in Jubbaland mar walba ay diyaar u tahay wada shaqayn iyo in wixii kala aragti duwanaan ah ee kala dhaxeeya DFS lagu dhameeyo wada hadal, isagoona ugu baaqay inay doorkeeda ka qaadato sidii Bulshada loo midayn lahaa.

    https://www.facebook.com/MadaxweynahaJubbaland/videos/244165427035382


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.