Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Biixi oo digniin u diray goobaha Waxbarashada ee Degaanada Somaliland
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Biixi oo digniin u diray goobaha Waxbarashada ee Degaanada Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Coronavirus oo kusii kordhaya deegaannada Somalland, isagoona digniin u diray Goobaha Waxbarashada ee ku yaalla Somaliland.

    Madaxweyne Muuse Biixi oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in Sheybaarka Cusub ee Somaliland ku baarto Cudurka Coronavirus uu muujinayo in uu Cudurka kordhay, isla markaana Bulshada looga baahan yahay inay ku baraarugaan.

    https://www.facebook.com/133856583339708/posts/3085821884809815/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.