Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay sahminta Wadada Isku xirta Qardho iyo Banderbeyla, halkaasi oo qorshuhu yahay in marka sahmintu dhammaato laga dhiso Waddo Laami ah. Halkan ka daawo muuqaalka