Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafti ka socda Dowlad Degaanka Soomaalida
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafti ka socda Dowlad Degaanka Soomaalida

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 16, 2020Updated:July 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladd Deegaanka Soomaalida oo hoggaaminayo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Seyniska Mudane Cabdullaahi Maxamed Muuse .

    https://www.facebook.com/580791179001073/posts/958116787935175/

    Wafdiga oo ay ka midyihiin Lateliyeyaal Madaxweyne , Guddooomiyaha Gobolka Doollo, Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin hore ayaa Madaxweynaha u gudbiyey dhambaal tacsi ah oo ay uga wadeen Madaxweynaha Dowladd Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Maxamuud Cumar, oo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya uga tacsiyadeeyay geerida Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

    Kulanku intuu socday waxaa sidoo kale laga hadlay horumarinta Iskaashiga dhinac walba ah oo dhexmara Puntland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.