Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Gaas Oo khudbad ka jeediyay Aqalka Dowlada Hoose Ee Xamar
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Gaas Oo khudbad ka jeediyay Aqalka Dowlada Hoose Ee Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2018No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay munaasabada kana jeediyey khudbad taariikhi ah ayaa ka hadlay arimaha soomaaliya iyo waxyaabihii looga hadlay shirkii madasha amniga qaranka ee 10 bishaan lagu soo gabo-gabeeyey Muqdisho ayaa yiri , โ€ aad iyo aad ayaan uga mahadcelinaynaa cashadaan sharafta badan ee uu nagu casuumay saaxiibkay Cabdiraxmaan cumar cisman gudoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo intiina ka soo qayb gashay fanaaniinta murtida iyo madadaalada halkaan ka soo jeedisay , wax badan meeshaan ka oron maayo lkn waxaan ku faraxsanahay in aan caawa arkano fanaaniinteenii Nakruuma iyo Hibo, aragtidooda iyo imaatinkoodu wuxuu leeyahay dhadhan kaas oo ah xusuus wanaagii dalkeenu lahaan jiray wayna ku mahadsan yihiin in ay dalka dib ugu soo laabtaan,dhanka kale waan garananaa sida ay u ekayd caasimada Soomaaliya wakhti hore wanaageedii iyo quruxdii ay lahayd, wajiga iyo quruxda guud ahaa Soomaaliya waa xamar haddii xamar hagaagtana dalka intiisa kale way hagaagasaa, yariisow wuxuu ka mid ahaa dadkii ila soo shaqeeyey xiligii aan Raโ€™isul wasaaraha ahaa marka waxaan idinka codsanayaa in aad la shaqaysaan waa qof niyad wanaagsan, marka aad iyo aad baad u mahadsan tihiin cashadana waan ka mahad naqaynaaโ€ Ayuu Yiri Madaxweyne Gaas.

    Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhiirigaliyey gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho in uu ka shaqeeyo sidii loo soo celin lahaa bilicdii iyo quruxdii caasumadu lahan jirtay barisamaadkii,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/02/MADAXWEYNAHA-DAWLADDA-PUNTLAND-OO-KA-QEYB-GALAY-CASHO-SHARAF-DUQA-MAG.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.