Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Gaas Oo si maqaab sare leh loogu soo dhaweeyay Garowe
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Gaas Oo si maqaab sare leh loogu soo dhaweeyay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 5 May 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka ka soo anbabaxay magaalada Qardho xarunta gobolka Kar-Kaar, halkaas oo uu ku sugnaa tan iyo maalinimadii shalay.

    Madaxweynaha Dowldda Puntland ayaa markii uu soo gaadhay Magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland waxaa halkaasi kusoo dhoweeyey qaar kamida goloyaasha Dowladda Puntland, maamulka Degmada Garoowe, kan gobolka Nugaal, ganacsato, saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dowladda Puntland iyo bulshada qaybeheeda kala duwan, kuwaas oo ย dhammaantood si baaxad leh uga qayb qaatay soo dhoweynta madaxweynaha.

    Dhina kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa markii ay soo gaadheen garoowe waxaa loo soo galbiyey xarunta qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, halkaasi oo uu madaxweynuhu kula hadley warbaahinta,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/05/hh.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.