Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhaw oo caawa ah shir jaraaโid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu gabay xilkii ka saarnaa kala madaxbannaanida hayโaddaha sharciga,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan hoose ka akhriso:-

