Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maraykanka oo isaga baxay Golaha Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay
    Somalia

    Video:-Maraykanka oo isaga baxay Golaha Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 20, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Maraykanka ayaa isaga baxay Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo ku tilmaamay “mid aan dhexdhexaad ahayn”.
     
    Golahan “munaafaqa ah ee danahiisa uun eegta xuquuqda aadanaha ayuu ku jeesjeesaa”, ayay tiri Nikki Haley oo ah safiirka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay.
     
    Haley, ayaa sannadkii hore ku eedaysay Golaha “inuu si caado noqotay Israa’iil uga eexdo” waxay sheegtay wakhtigaas in Maraykanku ka fiirsanayo xubinnimadiisa golahaas.
     
    Golahan waxaa la sameeyey sannadkii 2006-dii waxaana lagu dhaleeceeyaa in ay xubno ka yihiin dalal heerka ay xuquuqal insaanka ka taaganyihiin calaamatu su’aal saarantahay,hooska daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.