Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Mashruuca la tacaalidda faafitaanka Cudurka COVID-19 oo ay iska kaashanayaa Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland iyo Maamuladda degmooyinka, ayaa laga daah-furay Degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal. https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/3488668804547207/