Mas’uuliyiinta gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ku matala Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku taageerayaan go’aankii isimada goboladaas ku dhawaaqeen ee ahaa in ay Puntland lagu garab istaago xoraynta iyo soo celinta deegaamada maqan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka