Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamada Darajada koowaad ee Gobolka Nugaal,ayaa Saddex Qof xukuno kala duwan ku riddey kuwaas oo lagu soo qabtay Walxaha maanka dooriya gaar ahaan xashiishada. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/4680989511981791/