Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxkamadaha Puntland oo amray in la toogto dadka ka ganacsada Maandooriyaha
    Puntland

    VIDEO: Maxkamadaha Puntland oo amray in la toogto dadka ka ganacsada Maandooriyaha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laamaha ammaanka Puntland oo fagaare ku yaalla duleedka Magaalada Garoowe ku gubey in kabadan 18,000 oo dhalooyin khamri ah, 30-madax oo xashiish ah iyo maandooriyayaal kale, kuwaas oo lagu qabtay degmooyinka Garoowe, Burtinle iyo Dangoranyo ee Gobalka Nugaal.

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Muumin Cabdi shire, oo ka hadlayay madasha maandooriyahan lagu gubayay ayaa sheegay in Maxkamadaha Dowladda Puntland ay go,aamiyeen in Ciidanku toogtaan cidii lagu qabto iyadoo ka ganacsanaysa maandooriyayaasha.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/630187341131634/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.