Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link “Midowga Murashaxiinta wuxuu dersayaa Waddooyinka u furan ee lagu joojin karo boobka doorashada. Waxaan marka hore mudnaanta siinaynaa xal wadahadal, iyadoo kuwa kale ay miiska saaran yihiin”Ayuu yiri C C Warsame. Halkan ka daawo muuqaalka