Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Mudaahaaraad xoog leh oo ka dhacay Laascaanood iyo maamulka Jeegaanta oo shacab laayay
    Somalia

    Video:-Mudaahaaraad xoog leh oo ka dhacay Laascaanood iyo maamulka Jeegaanta oo shacab laayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2018Updated:June 14, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,ayaa maanta aad u kacsan kadib iska hor imaad dhexmarayย  Maleeshiyada maamulka Jeegaanta iyo dad shacab ah.

    Iska hor imaadkaas,ayaa waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah haweenka ku ganacsada Suuqaย  magaalada Laascaanood.

    Iska hor-imaadkaan ayaa waxa uu ka dhashay kacdoon ay sameeyeen dad shacab ah oo ka carooday dhaawac Maleeshiyada Jeegaanta dhaawacย  ay gaarsiiyeen haweeney ganacsato ah oo ku sugnayd suuqa weyn ee magaalada.

    Kacdoonka shacabka ayay ku dhaawaceen laba kamid ah maleeshiyada Jeegaanta ah,sidoo kale waxay shacabku kala hareen maleeshiyada 2 qori oo nooca fudud ah.

    xaalada magaalada ayaa aad ukacsan dadkuna waxay ku gooyeen wadooyinka magaalada dhexmara Taayiro iyo dhagxaan,iaygoo ku dhaawaqaya dooni mayno Jeegaanta waxaan nahay Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/-g9bNZxuZOI

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.