Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Degmada Bender-bayla iyo deegaannada hoosyimaada ayaa laga daah-furay mashruuca la tacaalidda cudurka coronavirus, kaas oo ay iska kaashanayaan wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland iyo maamullada degmooyinka. https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/3491444890936265/