Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo furtay Kastamka Tuur-dibi, xilli ay gaba-gabo mareyso Dekedda Garacad
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo furtay Kastamka Tuur-dibi, xilli ay gaba-gabo mareyso Dekedda Garacad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa xarig ka jaray jimcihii Kastamka Tuur-dibi ee xadka Itoobiya iyo Puntland, kaas oo muhiim u noqonaya ganacsiga labbada dhinac.

    Kastamka Tuur-dibi ayaa wax ka bedeli doona xiriirka ganacsi ee Puntland iyo Itoobiya, isagoona faa’idooy dhaqaale iyo hormaro ganacsi u horseedi doona Ganacsatada labada dhinac.

    Furitaanka Kastamka Tuur-dibi ayaa kusoo aadaya xilli ay meel gabo-gabo ah marayso dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug, taas oo sahli doonto inuu sii xoogeysto Ganacsiga Puntland iyo Itoobiya.

    Sidoo kale, Waxaa la filayaa in dhowaan ay bilaabato laami saarida Wadada Wadaagsin ee xariirida Magaalooyinka Gaalkacyo, Garacad iyo Goldogob, taas oo Puntland ay hirgalinayso, waxaana wadada kasii qaadi doona Tuur-dibi Dowladda Itoobiya.

    https://www.facebook.com/RDaljir/videos/909473699466189

    Mashaariic Hirgelinta Kastamka Tuur-dibi, Dhismaha Dekedda Garacad iyo Wadada Wadaagsin ayaa ah kuwo muddo ay socdeen qorshahooda, waxaana marka ay si buuxda u dhaqan galaan horaanta sanadka soo socda ay wax ka bedeli doonaan Hanaanka Dhaqan dhaqaale ee Puntland iyo Guud ahaan Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.