Wasiirka Tamarta maamulka Puntland Carshe Siciid oo fagaare ka hadlayay ayaa banaanka keenay ineysan faraha ka laaban doonin khaladaadka dowladda cusub, isagoo si cad u muujiyay in sidii ay ula dagaalameen Farmaajo oo kale ay ula diriir doonaan.
โPuntland wixii Farmaajo ay ka diiddey cid kale kama yeelayso, geedka Timirka ayaan u fadhinaa dowladda cusubโAyuu yiri Wasiirka Tamarta, Caarshe Siciid.
Halkan ka daawo muuqaalka
