Raโisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho, waxaana sagootiyay Raโisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre.
Hadaba hoos ka daawo sida ay dhacday sagootinta Ra’isalwasaaraha Itoobiya,hoos.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
