Raisul Wasaaraha Somliya ayaa xilkii Wasiirka Gaashaandhigga u magacaabey Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,iyadoo sidoo kale isla degreetadaasi xilkii looga qaadey Wasiirkii Owqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya,Dr Iimaan C/llaahi Cali
Magacaabista xilka Wasiirka Gaashaandhigga,ayaa ka danbaysay kadib markii Rw Khayre uu kala tahstay Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Shariif Xasan.
Maxamed Mursal ayaa horay u soo noqday Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumaddii hore, sidoo kale waxaa uu soo noqday Safiirka u horeeyay ee Soomaaliya u magacawday dalka Turkiga, kaddib burburkii dowladdii Dhexe,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/wvQ-BwPGu20