Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Roobab mahiigann ah oo khasaare ka gaystay deegaanno ka tirsan Puntland.
    Somalia

    Video:-Roobab mahiigann ah oo khasaare ka gaystay deegaanno ka tirsan Puntland.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba oo la hadlay BBC-da ayaa tibaaxay in Roobka daadadka watay uu Deegaano Xeebeedyo Bari katirsan uu ka daโ€™ay.
    Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 12 kii saac ee la soo dhaafay ay daโ€™ayeen Roobab Mahiigaan ah, Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku geeriyootay Daadad kasoo rogmay Roobka Gobolka Bari.
    ย 
    Dhanka kalana Hirar waawayn oo badda laas Qoray ka soo kacay ayaa Burburiyay ku dhawaad 10 Doon oo ay la haayeen Dad Kalluumeysato ah.
    ย 
    Sidoo kale waxaa caawa Daad kasoo rogmaday Roobka ka da’ay buuraha Bari uusoo galay xaafado kamid ah Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/05/32566276_190613438252161_1778294950794887168_n.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.