Sarifka Dolar-ka oo cirka isku shareeray guud ahaan Suuqyada Puntland’42000 oo Sh.S,ayuu taagan yahay 1$.
Halka Koobka Shaaha ahna uu marayo 5000 oo Sh.S.Waa arin ubaahan in Dowladu talaabo deg-deg ah qaado si loo xakameeyovsicir bararka saamaynta adag ku yeeshay shacabka.
Halkan ka daawo muuqaalka