Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Sarkaakiil kamid ah Al-Shbabaab oo lagu qabtay Boosaaso, midna la dilay
    Puntland

    VIDEO: Sarkaakiil kamid ah Al-Shbabaab oo lagu qabtay Boosaaso, midna la dilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo saaka Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ay ka fuliyeen magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

    Howlgalkan oo ay ka wada qeyb qaateen Cutubyo kamid ah Ciidamada PSF-ta, PMPF-ta iyo Booliska Gobalka Bari, ayaa laga fuliyay goobo cayiman oo ay ku sugnaayeen xubno qorsheynayay inay ka fuliyaan Magaalada Boosaaso dilal iyo Qaraxyo maanta, kuwaas oo horey Sirdoonku u soo gudbiyeen xogtooda.

    Intii Howlgalka lagu guda-jiray Ciidanka PFS-ta ayaa bartamaha magaalada Boosaaso ku toogtay sarkaal sare oo kamid ah ahaa xubnaha weerarada fuliyay, kaas oo tirsanaa Kooxda Al-Shabaab, sidoo kalena waxay qabteen Sarkaalkii hoggaaminayay weerarada ahaana Madaxii dilalka ee Al-Shabaab.

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa u mahadceliyay ciidamada PSF PMPF iyo ciidamada booliska Gobalka Bari oo howl galkan si wada jira u sameyay.

    https://www.facebook.com/TaliskaQeybtaBooliiska/videos/1109876966057582


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.