Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Senator Gaagaab “Midnimo la,aanteena yay wax nooga maqan yihiin”
    Puntland

    VIDEO: Senator Gaagaab “Midnimo la,aanteena yay wax nooga maqan yihiin”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 7, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Senator Maxamed Yuusuf Gaagaab, ayaa sheegay in dadka reer Puntland waxa uga maqan dawladda Federaalka Soomaaliya, ay uga maqan yihiin isku duubni la,aanta ka dhex jirta.

    Gaagaab ayaa xusay in dad kunool deegaannada Puntland uu soo dhexgalay tafaraaruq weyn, ayna la kala jirsadeen dhinacyo kala duwan, sida DFS iyo Dawladda Puntland.

    “Tiirkeena gaarka ah waa Puntland hoggankeeda aan ilaashano Soomaaliya way saxmi doontaa, lamid ma nahin meelaha kale Puntland waa meesha kaliya ay ka socdaan mashaariic hormarin waxa inaga maqan waxay inooga maqan yihiin inaga darteen iyo aragtideena oo kale duwan.” ayuu yiri Senator Gaagaab.

    Waxaa uu ugu baaqay shacabka Puntland inay ilaashadaan midnimada iyo wadajirkooda.

    https://www.facebook.com/radiogaalkacyo/videos/1051034002152002

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.