Waxaa ka soo qayb-galaasha loo qaybiyay gurubyo ay ka dooodeen 3-mowduuc oo ka mid ahaa..
(1) Xaaladda gudaha ee Puntland,
(2) Geedi-socodka federalaynta Soomaaliya,
(3) Wadashaqaynta Dawladda Puntland & Dawladda Federaalka ee Soomaaliya.
Halkan ka daawo muuqaalka