Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Sidee kusoo bilowday dhismihii kooxda Al-Shabaab ?
    Puntland

    VIDEO: Sidee kusoo bilowday dhismihii kooxda Al-Shabaab ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Cali Wajiis), ayaa ka warbixiyay dhismihii kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, iyo qorshayaashii isku huursanaa ee Axmed Cabdi Godane, Aadan Xasan Ceyrow iyo Ibraahim afqaan ku dhex wateen Isbaheysigii Maxaakiibta ee uu hoggaamin jiray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

    Wareysi uu bixiyay Sheekh Cali Wajiis oo ah La-taliyaha Madaxweynaha DFS ee arrimaha Diinta, ayuu sidoo kale sharaxaad ka bixiyay doorkii Al-Qaacida ay ku laheyd aasaaska Al-Shabaab, iyo afkaarta kooxdan ku dhisan tahay ee ah in ‘cabsi gelin lagu maamulo dadka’.

    Sidoo kale, Sheekh Cali Wajiis ayaa dhaliilay habka dawladda Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud u wajahday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka curtay goballada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/Shacabka123/videos/573461134702809

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.