Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Somaliland oo heegan galisay Shaqaalaha caafimaadka si looga hortago cudurka CORONAVIRUS
    Puntland

    VIDEO: Somaliland oo heegan galisay Shaqaalaha caafimaadka si looga hortago cudurka CORONAVIRUS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xukuumadda Somaliland ayaa maanta heegan galisay  hawl-wadeenada caafimaadka iyo dhakhaatiir si looga hor tago cudurka ka dilaacay dalka Shiinaha ee loo yaqaan CORONAVIRUS, taas oo dunida ka cabsi qabto inuu dalal badan gaadho.

    Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la tacaalista xannuunka ka dillaacay dalka Shiinaha ee CORONAVIRUS, oo dalalka caalamku dedaal ugu jiraan xakamayntiisa.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaMadaxtooyadaJSL/videos/176635666757834/

    Madaxweyne Biixi ayaa ku dhiirigaliyey shaqaalaha madaarka iyo wasaarada Caafimaadku inay dhisaan goobo lagu hayo dadka ka soo degaya madaarka ee laga baadhayo cudurka si loo xadido hadii cudurkaasi lagu arko dadka rakaabka ah ee la socda diyaaradaha kala duwan ee magaalada imanaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.