Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Somaliland oo ka hor-timid Heshiiskii DFS iyo QM
    Puntland

    VIDEO: Somaliland oo ka hor-timid Heshiiskii DFS iyo QM

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo maanta ay yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland, kaas oo lagu falanqeynayay Heshiis ay dhowaan Muqdisho ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirka Qaramada Midoobay James Swan.

    Heshiiskan oo la saxiixay 15 bishan October ayaa ku saabsanaa nidaamka wada shaqaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, Somaliland ayaana sheegtay in uusan saameyn doonin heshiiskan, maadama aysan kamid aheyd Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/MadaxtooyadaJSL/videos/2710293602520100
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.