Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-TPLF oo ku hanjabtay in ay ka go’ayso Itoobiyada kale hadii….
    Somalia

    Video:-TPLF oo ku hanjabtay in ay ka go’ayso Itoobiyada kale hadii….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 28, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ”Waa ka baxaynaa xubinimada Dolwada Fadaraalka Itoobiya hadaan nalaga dayn faquuqa nalagu hayo”sidaa waxaa yiri Gudoomiyaha TPLF.

    Markii si dhab ah loo eego majirto wax khatar ah oo xiligan ku wajahan Bulshada Tigreega ee soo xukumaysay Itoobiya 25-kii sano ee lasoo dhaafay.

    Wali awooda dhaqaalaha iyo Mida Ciidamada ee Itoobiya waxay gacanta ugu jirtaa Tigreega,mana jirto khatar xiligan si gaar ah ugu socota ama ugu soo socota,basle ujeedka hadalkan ayaa ah fariin handaadaย oo ay udirayaan xukuumada uu hogaaminayo Wiilka reer Oromo.

    Dhanka kale waxaa la qorshaynayaa in Dastuurka Itoobiya dib uhabayn lagu sameeyo wax weyna laga badalo.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/LOlMQoGHJ3M

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.