Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga Shuruucda iyo Caddaaladda ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland ayaa maanta la wadaagay Xildhibaanada Golaha Warbixinta Guddiga ee la xariirta shaqooyinkii u qabsoomay labada Kal-fadhi. https://www.facebook.com/ParliamentofPL/videos/404262783925196