Wasaaradda duulista hawada iyo Garoomada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaankii ay dhowaan u qaaday deeq waxbarasho oo tababar ah ilaa 10 qofna loogu qaadayo wadanka Turkiga,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/BCovLWh3qdI