Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyay in Somaliland ay wada xaajood kula jiraan
    Somalia

    Video:-Wasiirka Warfaafinta Puntland oo beeniyay in Somaliland ay wada xaajood kula jiraan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Qarjab ayaa sheegay in Puntland aysan cidna duulaan ku ahayn ayna ka goโ€™antahay difaaca xuduudeheeda dastuuriga. Wasiirka warfaafinta Puntland oo kahadlayey isu socdka shacabka labada dhinac ayaa sheegay in qofkaasta oo Soomaali ah uu si xorriyad ah ugu noolaan karo Puntland aysana cidi wax kuyeeli doonin ciidda Puntland.

    Ugu dambayntiina Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa beeniyey in Puntland ay wadahadalo kula jirto Somaliland si loo kala qaado ciidamada ku sugan Tukaraq, isagoona sheegay inaysan wax gorgortan ah kugeli doonin dhulka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/gaxvAh4fAB0

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.