Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Weerarkii Gaariga ee Barcelona oo khasaare xoog leh sababay
    Somalia

    Video:-Weerarkii Gaariga ee Barcelona oo khasaare xoog leh sababay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baabuur Van ah ayaa lagu dhuftay dad ku sugnaa bartamaha magaalada Barcelona ee dalka Spain, halkaasi oo dhowr qof lagu dhaawacay, sida ay sheegeen masโ€™uuliyiinta magaalada.

    Booliska ayaa qoraal ay soo dhigeen twitter-ka ku sheegay in โ€œbaabuur si xooggan loogu dhuftay dad ku sugnaa goobta loo dalxiiska tago ee Las Ramblas ee bartmaha magaalada Barcelonaโ€.

    Booliska waxay ay sidoo kale sheegeen inay la tacaalayaan weerar argagixiso.

    Muuqaallo ay baahiyeen warbaahinta gudaha ayaa muujiyey dhowr qof oo dhulka yaalla, oo booliiska ay caawinayaan.

    Warbaahinta Spain oo soo xiganaysa booliska ayaa sheegtay in rag hubeysan oo la socday babauurka weerarka lagu fuliyey, islamarkaana hubeysan ay gudaha u galeen maqaayad ku taalla goobta ay dhacdadan ka dhacday.

    Waxaa sidoo kale lagu soo warrmaya in dhawaqa rasaas la maqlay.

    Warbaahinta gudaha Spain ayaa sidoo kale sheegay in ugu yaraan hal qof lagu dilay, ayada ooku dhowaad 20 kale ay dhaawac yihiin.hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/zoXNl3pRkEU

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    ๐€๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฉ-๐ž๐ฑ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐›๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐ฉ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐ข๐ง $๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฌ

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.