Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xaaf oo xabsi guri ka dhigay Carabeey iyo Gacal Casir
    Somalia

    Video:-Xaaf oo xabsi guri ka dhigay Carabeey iyo Gacal Casir

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gali Gacal Casir oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in Madaxtooyada Cadaado ay ku xaniban yihiin, isla markaana saddex jeer loo diiday inay banaanka u baxaan.

    โ€œRuntii Cadaado waxaa ka taagan arrin aad isugu cakiran oo aad loo abuurayo, aniga, Madaxweyne kuxigeenka iyo Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka, xabsi guri ayaa nahay muddo todobaad ahโ€ayuu yiri Guddoomiye Cali Gacal Casir oo intaa ku daray in Madaxweyne Xaaf uu bixiyay awaamiirta xabsiga guriga looga dhigay.

    Waxaa uu sheegay inuu jiro mooshin ay diyaariyeen Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo qorshihiisa yahay in xilka looga qaado, waxaana uu ku tilmaamay in la diiday kulamadii baarlamaanka.

    Mar la weydiiyay in waxa ay isku hayaan Madaxweynaha ay tahay goโ€™aankii uu qaatay ee uu ku taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka, ayuu sheegay in cid walba ay xor u tahay fikirkeeda, isla markaan aanay jirin cid qabsi karta,hoos ak daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/_N9S2wGr7tM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.