Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Xeer ilaalinta Puntland oo shaaciyey cidda uu kasoo jeedo nin la isku heystay
    Puntland

    VIDEO: Xeer ilaalinta Puntland oo shaaciyey cidda uu kasoo jeedo nin la isku heystay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xafiiska Xeer -ilaalinta Guud ee Dowladda Puntland ayaa shaaciyey cidda uu ka soo jeedo muwaadin ay ku muransanaayeen dhalasho ahaantiisa Labo qoys, kaas oo dadiisu tahay 63 – 64 jir.

    Xeer ilaaliye ku-xigeenka Dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax, oo ku dhawaaqay go’aanka ayaa sheegay in lagu cadeeyay Qoyska uu ka tirsan yahay dhecaanka labada dhinac iyo Ninka la isku heystay oo ay baaris ku sameysay Hay’adda Foransig Sayniska Dowladda Puntland.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/664116157615508
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.