Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Villa Somaliya oo Warqad xadgudub ah kasoo saartay Hubka PL Itoobiya kasoo iibsatay
    Puntland

    Villa Somaliya oo Warqad xadgudub ah kasoo saartay Hubka PL Itoobiya kasoo iibsatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL,waa Nidaam dhisan oo ka mid ah heerarka Dowladnimo ee Somaliya oo masuuliyada amni ee Wadanka Qayb ka haya.

    Hub iyo Saanad,wixii ah ee loo isticmaalayo amniga,way ufasaxan yihiin Dowlada Dhexe iyo DG in ay kasoo iibsadaan meesahay doonaan.

    PL amniga Deegaamadeeda,iyadaa ka masuul ah,meeshAy rabto ayayna kasoo iibsanaysaa Hub,isla markaana Hubkeedu magalo Gacanta Beelaha oo si nidaamsan,ayaa loo maamulaa

    Majirto DFS oo qaaday masuuliyada amni ee Wadanka,mana bixiso Saad iyo Hub kamana taageerto DG amaanka.

    Dowlada PL ,waa in ay hadashaa oo kasoo jawaabtaa Warqadan habowga ah.

     

    Halkan ka akhriso Warqada:-

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.