Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Villa Xamar oo baadigoobaysa Dadkii kasooo Shaqeeyay Doorashooyinkii Puntland
    Puntland

    Villa Xamar oo baadigoobaysa Dadkii kasooo Shaqeeyay Doorashooyinkii Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhalinyarada Qaybta ka ahaa Doorashooyinkii Puntland ee Golayaasha Deegaanka,waxaan leeyahay ka fogaada in aad Qayb ka noqotaan waxa Xasan Shiikh wato ee Doorasha ku sheega ah…..

    1.Khibradiina,ayaa si khaldan looga faa’idaysanayaa.

    2.Dhulkiina iyo Dadkiina,waxaysan Qayb ka ahayn,ayaad ka Shaqaynaysaan.

    3.Mustaqbal maleh Xasan waxa uu wado oo BC waa diiday maalgelinteedii,Soamliduna,waa ku diiday.

    Xasan iyo koixdiisa Villa-da,waxay aad ubaadigoobayaan Dhalinyaradii khibrada ku yeelatay Doorashooyinkii PL si ay u isticmaalaan Maalmo kooban.

    Sidaan cadayn uhayo ilaa koox Dhalinyaro ah ayay lasoo xiriireen,waxaana qaatay dalabkooda ilaa iyo hada Hal Nin oo Agaasime Guud ka noqday Wasaaradaha PL mid ka mid ah,kaasoo durba laga faa’idaystay khibradiisa.

    Mid mid,ayaan usoo bandhigaynaa Qofkii raaca danaysiga Xasan Shiikh ee Maalmaha kooban,waxayna saamayn doontaa Mustaqbalkiisa in uusan PL Shaqo danbe ka helin.

    Waa uga digaynaa oo xogahooda,waxaa la dhigayaa CID,Pisa iyi dhamaan Wasaaradaha PL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.