Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»W.A.Dibada Jabuti oo ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika
    Puntland

    W.A.Dibada Jabuti oo ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf,ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Maanta ka dhacday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

    Maxamuud Cali Yuusuf oo soo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ilaa 2005-tii ayaa tartan adag kala kulmay Raila Odinga oo ah Ra’iisulwasaarihii hore ee Kenya, kaasi oo Dowladdiisu ay si adag ugu ololeysay.

    Ilaa Lix wareeg oo codeyn ah oo dhexmartay Yuusuf, Odinga, iyo Richard Randriamandrato oo ka socday Madagascar,ayaa ahaa mid qaatay ilaa Toddobo wareeg. Musharraxa Madagascar,ayaa tartanka ka haray ka dib wareeggii Saddexaad.

    Wareeggii Lixaad,ayaa kala reebta noqotay waxayna ku qasabtay in Odinga uu tartanka ka haro ka dib markii uu helay 22-Cod halka uu Yuusuf helay 26-Cod.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.