Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»W.Maaliyada Puntland oo soo gudbisay Xisaab xirkii 2024 oo hufan
    Puntland

    W.Maaliyada Puntland oo soo gudbisay Xisaab xirkii 2024 oo hufan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisaabxirka Miisaaniyada 2024 ee PL,wuxuu noqday mid hufan oo sareeya sida loo maamulay.

    98% Miisaaniyadii gudaha ee la odorosay,waa soo xarootay,halka 98% sidii loogu talagalay kharashaadka la odorosay ubaxay.

    Isdhimista jirta,waa Mashaariicda caalamka laga filayay……

    1.Kabida Miisaaniyada oo la filayay $22-Milyan,waxaa la helay $ 10- Milyan,waxaana sababay dhaqaale xumida caalamka ka jirta.

    1. Mashaariicdii Baanka Aduunka oo laga filayay $30-Milyan,waxaana la helay $13- Milyan,taasoo ay sababtay jaridii Trump ee Deeqihii USAID.

    Dhan walba oo laga eego,waxaa ka muuqata Maaliyada PL daahfurnaan,musuq yari iyo Shaqo wanaag.

    Qodobka laga faa’idi karo soo gudbinta Xisaab xirka Miisaaniyada ee Sanadkii hore,waa in PL ubaahan tahay abuurida Ilo Dhaqaale si looga maarmo deeqaha,isla markaana Shaqo abuur loo sameeyo.

    Ilaha dhaqaale ee la abuuri karo,waxaa ka mid ah…..

    B. In Canshuur qaadista wax kala iibsiga la xoojiyo,taasoo soo kordhinaysa dakhli door ah.

    T. In la raadiyo maalgashi Shaqo abuur oo abuuri doona dakhli Dowlada usoo kordha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.