Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wafti uu hoggaaminayo Wasiir Dhabancad oo gaaray Isku-shuban (VIDEO)
    Puntland

    Wafti uu hoggaaminayo Wasiir Dhabancad oo gaaray Isku-shuban (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waxaa safarka ku wehlinayey Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari, waxaaana kusoo dhaweeyay Degmada Isku-shuban Maamulka Degmada, odayaasha dhaqanka Iyo baqolaal shacabka ah.

    https://www.facebook.com/Moifad/videos/3321951991264276

    Ujeedka safarka Waftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ku saabsan dhismaha maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban iyo wacyi galinta Hannaanka Geedi Socodka Dimuquradiyada Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Dhabancad ayaa uga mahad-celiyay Maamulka iyo Shacabka degmada Isku-shuban soo dhaweynta balaaran ee ay u sameeyeen, isagoona sidoo kale ka warbixiyay ujeedka safarkiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.