Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wajigii 3-Aad Ee hawlgalka Calmiskaad oo lasoo gabagabaynayo
    Puntland

    Wajigii 3-Aad Ee hawlgalka Calmiskaad oo lasoo gabagabaynayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wajiga Sadexaad ee hawlgalka sifaynta Cali-miskaad,ayaa soo dhamaanaya Maalmo kadib.

    Madaxweyne Deni,ayaa ku dhawaaqaya soo xirida Wajiga 3-Aad.

    Inta badan Nabadiidkii Buuraha Calmiskaad,ayaa noqday wax dhintay iyo wax cararay,haatana,waxaa harsan sifayn Guud oo lagu samaynayo Miraale iyo Baallade.

    Hawlgalka sifaynta Calmiskaad si wanaagsan,ayaa loo maamulay oo PL iyo Caalamkuba maqsuud ka noqdeen.

    Waxaa loo gudbi doonaa Wajiga Afraad oo ay Qayb ka noqon doonaan Buuraha Calmadow ee Sanaag.

    Calmadow,waxaa ku jiray Nabadiid ilaa 250 ahaa,balse,waxay xoojin ka heleen dhanka SL iyo LC,waxaana xogaha ugu danbeeyaa sheegayaan in ay haatan dhan yihiin ilaa 500- Nin.

    Qiimyanta la sameeyay Ciidamada PL,waxay hawlgalka Calmadow kusoo afjari karaan 20-Cisho,sida aan kasoo xigtay Saraakiil muhiim ah.

    Si walba oo ay tahay PL,waxaa ka go’an in ay Labada Buurood nadiifiso si Bosaso amnigeedu uxaqiijismo,siday ii xaqiijiyeen Saraakiil sar sare.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.