Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wajigii Labaad Ee hawlgalka sifaynta argagixisada oo gabagaba ku dhow
    Puntland

    Wajigii Labaad Ee hawlgalka sifaynta argagixisada oo gabagaba ku dhow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada,waxay Difaacooodu ku ururiyeen Gaatir-Oodan oo ah goob muhiim u ah dagaalka oo leh Difaacyo dabiiciya.

    Ciidamada Difaaca Puntland iyo garab istaagooda weyn ee Imaaraadka,waxay wadaan duqayn joogta ah oo Caawaba socota,taasoo diciifinaysa,isla markaana burburinaysa dhufaysyada argagixisada.

    Ciidanku halka uu Caawa ku sugan yahay,waxay ujirtaa Gaatir-Oodan 8-Km,waana inta ugu muhiimsan hawlgalka sifaynta argagixisada Wajigiisa Labaad.

    Marka Gaatir-Oodan la galo,waxaa haraya 20-km oo Sheebaab ah oo aysan argagixisadu ku hakan karin oo durduro lagu gaarayo Dooxada.

    Maalmo kooban kadib,waxaa lagu dhawaaqi doonaa in uu guulaystay Wajigii 2-Aad ee hawlgalka oo ahaa Turmasaale-Dhasaan,waxaana loo gudbi doonaa Wajigii 3-Aad oo ah sifayn Guud oo firxad.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.