Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka argagixisada Ee Puntland
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka argagixisada Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2025Updated:January 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mareer iyo Lobo Afle oo ka tirsan Degmada Balidhidhin una jirta 7-Km ayey Ciidanku ku dileen Lix Argagixisada ka mid ah.

    Ciudanku,halkaas,waxay ku furteen Hubkii ay siteen Lixda Argagixiso oo Dhalasho ahaan kasoo jeeday Itoobiya.

    Dhanka kale Meel u dhexaysa Kobdhexaad iyo Ufayn,waxaa Gaari ku haleelay Miinada Dhulka lagu Aaso.

    11-Ragii saarnaa ka mid ahaaa,ayaa isla markiiba Goobta ku Naf waayay,waxaana Dhaawac markii danbe ugeeriyooday 2-kale,rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo, waxay ahaayeen Mujaahidiin.

    Ragan Qaraxu haleelay,waxay ahaayeen Dadka Deegaanka oo lagu xoojinayay Ciidanka.

    Ma’ahayn Ciidanka Daraawiishta iyo kuwa Badda,waxayse ahaayeen halgamayaal Deegaan usoo baxay in ay Qayb ka noqdaan sifaynta argagixisada.

    Beelaha Bari,ayaa Todobaadkii ugu danbeeyay waday diyaarinta Ciidan Deegaan oo ay ku xoojinayaan hawlgalka.

    Halganku,waa Guulaystay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.