Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay sifeeyeen ilaa iyo hada Lix Ceel oo Toga Baallade.

    Waxaa harsan Sadex oo la dul fadhiyo.

    Si guud Sagaal Ceel oo Toga Baallade ah,ayaa qorshuhu yahay in la sifeeyo.

    Garaacis isdaba joog ah,ayaa ku dhacday argagixisada,taasoo looga laayay tira badan.

    Qiyaasta haraaga ku harsan Sadexda Ceel waa ilaa 80-Xubnood oo argagixisada ah.

    Maleeshiyada argagixisada ah ee hada dagaalamaysa,waa ilaaladii Madaxdooda oo waxaa muuqata in ay jabeen Maleeshiyaadkoodii caadiga ahaa.

    Hawlgalka Baallade ilaa 15-ka Bisha Sep,ayuu soo gabagaboobayaa haduu rabi idmo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    August 24, 2025

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    August 24, 2025

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    August 24, 2025
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    Faallo:-Puntland miyaa la diciifin karaa saamaynteeda Siyaasadeed?

    Xarunta Daaweynta iyo Dhaqida Kalyaha oo laga hirgeliyay isbitaalka Garowe

    Waxbadan ka ogow Dagalakii Shalay ka dhacay Godka Yucrin,Maragade iyo naf hurnimada ay muujiyeen CDPL

    Maraykanka oo si dadban ugu digay Xasan Shiikh

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.