Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burburka Xaruntii Sirdoonka Ilaalada Kacaanka ee Tehran,waxaa ku hoos jira Talyihii iyo ku xigeenkiisii oo lagu kala magacaabo…

    B. Sarreeye Guuto Maxamed Kasimi oo ah Madaxa Hay’adda Sirdoonka ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah (IRGC).

    T. Ku xigeenkiisa Jeneral Xasan M.

    Israa’iil,waxay bartilmaameedsanaysaa Xarumaha iyo Saraakiisha hogaaminaysa Ciidamada kala duwan ee Iran.

    Halka Iran aysan haysan xog fadhida oo ay ku bartilmaameedsato Xarumaha la midka ah ee Israa’iil OO gantaaladaeeda ay ku dhacayaan Guryaha Shacabka caadiga ah oo mar horaba laga sii taxadaray.

    Ilaa iyo hada Israa’iil,waxay khasaare fiican gaarsiisay….

    1.Xarumihii Niyuukleerka.
    2.Xarumihii Gantaalada.
    3.Xarumihii Gantaalada Balaastikada
    4.Talisyadii Ciidamada.
    5.Saraakiishii hogaamada.
    5.Culumadii Sayniska ee Niyuukleerka oo ay dishay ilaa iyo hada 14-Saynisyahan.

    Israa’iil,waxay ka faa’idaysanaysaa xiligan burburka dhaqaale ee Iran haysta oo Lacagteedii ay Dhulka gashay,isla markaana Cunaqabataynaha saaran ay diciifiyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.