Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Ruushka iyo Ukrain?
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Ruushka iyo Ukrain?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saraakiisha Ukraine,ayaa sheegay, in ciidamada Ruushka oo kaashanaya maleeshiyaad calooshood u shaqeystayaal ah ay kordhiyeen weerar ay ku qaadeen magaalada yar ee cusbada laga soo saaro ee Soledar ee dhacda dhinaca bariga Ukraine.

    Saraakiishu waxay sheegeen, in ciidanka Ukraine ee aaggaasi jooga ay iska caabiyaan mowjado weeraro ah oo ay hogaaminayaan ciidamada Ruushka.

    Hase yeeshee, Britain ayaa maanta sheegtay in ciidanka Ruushka iyo kuwa calooshood u shaqeystayaasha ka tirsan kooxda Wagner, ay u badan tahay inay hadda gacanta ku hayaan inta badan magaaladani oo ka tirsan gobolka warshadaha caanka ku ah ee Donbas.

    Qabsashada Soledar ayaa ciidamada Ruushka uga dhignaan doonto in ay xoogga wada saaraan dagaalka ay ka wadaan magaalada Bakhmut oo dhowr KM u jirta dhanka Koonfur-galbeed, halkaasoo ciidamada labada dhinac ay khasaare xooggan kasoo gaarayaan dagaallo faraha looga gubtay oo maalmahaani isaga soo horjeedeen

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.