Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka Wadatashiga Puntland
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka Wadatashiga Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa kala qeybgalay ergooyinka Shirka kulamada gaarka ah ee looga doodayo Qodobada Shirka looga hadlayo.

    Dhammaan ka qeybgalayaasha shirka ayaa loo kala qeybiyey 5-qeybood oo kala ah:

    • Golayaasha Dowladda iyo Saraakiisha

    • Siyaasiyiin,

    Aqoonyahano iyo Qurbajoog

    • Isimada

    • Ganacsatada iyo Cuqaal

    • Ergooyinka Gobalada, Haweenka, Dhallinyarada, Bulshada rayidka ah iyo Hayáddaha madaxa banaan.

    Ergooyinka Shirka ka qeybgalaya ayaa ka doodaya Saddex qodob oo midkiiba dhowr qodob usii kala baxo:

    1-Puntland:- Midnimada- Amniga- Horumarka- Dawladnimada iyo dimuqraadiyeynta

    2-Federaalka:- Federaaleynta Dalka Soomaaliya iyo Doorka Puntland- Dib u eegista dastuurka- Doorashada 2020- Qaybsiga awoodaha iyo kheyraadka- Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah

    3-Doorka Puntland ee Wada hadalada Dowladda dhexe iyo Somaliland.

    =DHAMMAAD=XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    June 26, 2025

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    June 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.