Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal,ayay qaadeen Ciidamada difaaca PL saakay,waxayna ku laayeen daraasiin argagixisada ah.

    Goobta dagaalku ka dhacay,waa Aaga Ceelka Yucrun.

    Dhanka CDPL,waxaa soo gaaray khasaare gaaraya Afar Askari oo ka shahiiday iyo 10- dhaawac ah.

    Argagixisadu,waxay markan kusoo ururtay Togga Baallade,waxaana la filayaa in uu ku jiro Ina Faahiye iyo Rag kale.

    Ciidamada Difaaca PL dhawr jiho ayay ka fadhiyaan oo kaga soo socdaan Ceelasha harsan.

    Baallade,hadii laga nadiifiyo majiri doonto goob kale oo Calmiskaad ah oo argagixiso ku dhuumaalaysan doonto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.