Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli Ciidanku horay uma dhaqaaqin,wuxuu ku mashquulsan yahay Sifaynta si dhamaystiran ama Shanlaynta Dhulkii Maalmihii lasoo dhaafay laga nadiifiyay argagixisada.

    Balse Maanta Sahanka Ciidanka,ayaa gaaray Canjeel oo ahayd Bar Kayntarool oo argagixisadu lahayd.

    Dhanka kale Argagixisadu,waxay dhexdooda iska dishay 12-Maleeshiyo,kadib markii ay isku khilaafeen dagaalka xaqdarada ah ee ay ku jiraan.

    Haatan Laba dhinac,ayay uga kala fadhiyaan,waxaana usocda kulamo dhexdooda ah.

    Somalidii argagixisada Qaybta ka ahayd,ayaa diiday in ay gasho dagaalka,taas,ayaana keentay in Ajanabigu isku dayo in ay khasab ku galiyaan dagaalka.

    Ciidanka Difaaca Puntland,waa Guul ujoog

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.